4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Nov 15, 2018
Kulan Tacsi oo Minnesota Ciyaartooydii hore ugu qabteen Marxuum Cabdi Dheere ( VIDEO)

Khamiis November, 15,  2018 (HOL) Ciyaartooydii hore ee Soomaaliya ayaa xalay isagu yimi maqaayadda Daalo Magaaladda Minneapolis kulan tacsi & baroordiiq isagu jira geeridii naxdinta laheed ee ku timi Marxuum Macallinkii hore qaranka Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi Dheere) oo shalay lagu aasay magaaladda Toronto uu ku geeryooday bishaan 13 keedii.

Waxaa kulanka ka soo qaybgalay ciyaartooy hore iyo macalimiin aaan ka xusi karno Macallin Xuseen Sudaani, macallin Qariidi,Axmed Dahir Axmed, C/qaadir xaaji Daahir (Shiikha),Macallin Idris Sulaymaan,C/risaaq Ugaas, Maxamud Ciise, Gani Xasan, Xaawo Hiiraan, Fartuun Osman,Nimco Kenyaati, Amaan Guleed Cawaale,Fartuun Cismaan ( Ali Dheere),taageerayaal Xubno kale oo ka tirsan Jaaliyadda Minnesota.

Hoos ka daawo Maqaalka Tacsida

Siyad Said Salah

siyad@hiiraan

Hiiraan Online

Minneapolis Minnesota