4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, May 16, 2018
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii dowlad gobolleedyada

 

Arbaco, May, 16, 2018 (HOL) – Waxaa goor dhaw lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirkii madaxda dowlad gobolleedyada dalka.

Kulanka oo noqonaya kii labaad oo ay yeeshaan Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha amniga, siyaasadda federaaleynta iyo arrimo kale.

Akhriso war-murtiyeedka :

 

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]