4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, May 10, 2018
Madaxweynaha Puntland ayaa shirkii khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada uga warbixiyay safarkiisii Imaaraatka

Khamiis, May 10, 2018 (HOL) -Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Goboleedka Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay  arimo ay kamid yihiin Amniga Puntland, Safarkii Madaxweynaha ee Isutagga Imaaraatka Carabta, Curashada Gu’ga, Saamaynta Abaaraha iyo Imtixaanaadka  Dugsiyada sare iyo Dhexe ee Puntland.






C/salaam Nuur Diiriye, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho-Soomaaliya.