4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Mar 22, 2018
DAAWO: Golaha wasiirada oo meelmariyay heshiisyo ay dowladda la gashay Turkiga



Khamiis, Maarso, 22, 2018 (HOL)-Kulankii khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada dowladda Soomaaliya oo uu shir gudoominayay raysul wasaaraha dalka ayay ku meelmariyeen heshiisyo ay dowladda Soomaaliya la gashay Turkiga.

Shirka markii uu soo idlaaday waxaa qodobadii looga hadlay warbaahinta u aqriyay Ku simaha wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, ahna wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis.

Halkan ka daawo Shir jaraa’id ee wasiirka;

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.