4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Jan 8 , 2018
Khilaafkii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo xal laga gaaray

 

Isniin, Janaayo, 08, 2018 (HOL) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa xal ka gaartay khilaafkii ragaadiyay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hoggaanka Rugta Ganasiga Soomaaliya iyo kan Gobolka Banaadir.

Arrintan ayaa looga dhawaaqay munaasabad ay maanta xilalka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore ee wasaaradda Ganacsiga Khadra Axmed Ducaale iyo Wasiirka cusub ee wasaaradda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Akhriso Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda :

 

 

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]