Arbaco, Janaayo, 10, 2018 (HOL) – Iyadoo dhawaan Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha lagu sheegay in la soo afjaray Khilaafkii u dhaxeeyay Rugta Ganasiga ayaa waxaa arintaa ka hadlay Guddoonka sare ee Rugta Ganacsiga oo ka hor yimid qoraalkii hore ee ka soo baxay Wasaaradda.
Akhriso Qoraalka Rugta Ganacsiga :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]