4/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Feb 6 , 2018
Bankiga dhexe ee Soomaaaliya oo 19 shaqaale ah galiyay Howlgab

Talaado, Feberaayo, 06, 2018 (HOL) – Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo kaashanaya Bankiga aduunka ayaa burburkii dowladda dhexe kaddib markii ugu horeysay 19 shaqaale ah u diray howlgab kuwaa oo gaaray da’dii shaqo ka fadhiisiska.

Hoose ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Bandhiga Dhexe :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
[email protected]