4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Feb 6 , 2018
Daawo Culumadiinka & Odayaasha Soomaaliyeed ee Minnesota oo ka hadlay Xaalada dad ku dhiban Mag. Balbaleeti Itoobiya
Talaado, Feberaayo, 06 ,2018 (HOL) -Waxaa shalay shir Jaraa'id ku qabtay Magaaladda Minneapolis gudaha Masjidka Abuubakar qaarka mid ah Odayaasha & Culumadiinka Soomaaliyeed ee dagan gobolka Minnesota, iyagoo ka hadlaayey xaaladda bina'aadnimo ee dagaanka Balbalayti ee Ismaamulka Oromada , halkaas oo sheegeen in xasuuq badan loogu gaystay dad Soomaaliyeed oo iyagu shacab ah sida ay sheegeen, waxayna xuseen dhacdo wayn oo dhacday bishii hore 15 keedii iyo 16 keedii kuwaas oo dad inta la laayey gaari lagu guray kadib na god wayn oo la qoday lagu riday, HALKAN KA DAAWO SHIRKA JARAA"ID oo VIDEO AH.



Siyad Said Salah
Hiiraan Online
Minneapolis,MN
[email protected]