4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Feb 10, 2018
Siyaasiyiin iyo Waxgarad ka wada hadlay Aayaha maamulka Jubbaland

 

Sabti , Feberaayo, 10, 2018 (HOL) – Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen siyaasiyiin, xildhibaanno hore, odayaal waxgarad, haween iyo dhalinyaro ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha dega dowlad gobolleedka Jubbaland, ayaa looga wada hadlay mustaqbalka iyo Aayaha deegaannada hoostaga Jubbaland , iyaga oo dhinaca kale dalbaday isbadal dhinaca maamulka ah.

Daawo Muuqaalka

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
[email protected]