4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Dec 13, 2018
Golaha wasiirrada Puntland oo ka hadlay xaaladda amni ee Boosaaso

Khamiis, December, 13, 2018 (HOL)- Golaha wasiirrada Puntland oo maanta ku shiray magaalada Garoowe ayaa sheegay si dhow inay ula socdaan xaaladda amni ee magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso, halka oo dilal iyo weerarro ay ka dhaceen.

Golaha wasiirrada ayaa sidoo kale kulankooda uga hadlay arrimaha kala ah amniga guud, hishiiskii nabadaynta ee Jigjiga iyo warbixino kale.

Hoos ka akhri qodobbada shirka looga hadlay;

Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]