4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Aug 19, 2018
Maamul KMG ah oo loo magacaabay waaxda canshuuraha ee Dekedda Muqdisho

 

Axad, August, 19, 2018 (HOL)- Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiiru-dowlaha wasaaradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim waxaa si KMG loogu magacaabay waaxda Canshuuraha Dekedda Muqdisho Xassan Cabdi Casiis Axmed.

Mas’uulkan sida KMG loo magacaabay ayaa xilka ka badali doono agaasimihii hore ee waaxdan oo ka mid ah 10 qofood oo loo soo xiray arrimo la xiriira musuq-maasuq iyo wax is daba marin.

Akhriso wareegtada lagu magacaabay agaasimaha cusub :

 

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]