Khamiis, August, 16, 2018 (HOL)- Madax-weynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyayaal ciidan iyo waliba Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen CabdiWali Xusseen Gorad, waxaanan xilkan loo magacaabay Daahir Aadan Cilmi.
Fahad Yaasiin oo horay u ahaa agaasimaha guud ee madaxtooyada ayaa hadda noqonaya ku-xigeenka taliyaha hay’adda sirdoonka Qaranka, halka agaasimaha guud ee madaxtooyada loo magacaabay Dr. Aamina Siciid Cali
Hoose ka akhriso magacyada xubnaha la magacaabay iyo kuwa xilalka qaaday :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]