4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Apr 21, 2018
Guddiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka oo lagu dhawaaqay

 

Sabti, April, 21, 2018 (HOL) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ka shaqeyaan qaban qaabadda doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka guddoonka, sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay waajib tahay in booskaas lagu buuxiyo mudo 15 maalmood ah.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]