4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Aug 29, 2017
Daawo: Cali Cabdullahi Cosoble oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalladda Beledweyne

 
Talaado, Agoosto 29, 2017- Madaxweynihii Baarlamaanka Hirshabeelle uu xilka ka qaaday dowladda Federaalkana ay ku raacday, ayaa maanta gaaray Magaalladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Cali Cabdullahi Cosoble, oo ay la socdaan xubno isaga taabacsan ayaa Beledweyne maanta ku qabtay shir jaraa'id oo uu kaga hadlay xiisadii maamulka Hirshabeelle.

Baarlamaanka ayaa dhawaan xilka ka qaaday Madaxweynaha,  waxaana Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka qaadatay khilaafka siyaasadeed mowqif cad, iyadoo taageertay go’aankii Baarlamaanka Hirshabeelle ay xilka uga qaadeen Madaxweynihii maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble.

Halkan ka Daawo: 


Hiiraan Online,
Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia