4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Oct 8 , 2017
DAAWO: Qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada oo ka hadlaya Shirka ka furmi doona Kismaayo
Axad, October, 08, 2017 (HOL) –Madaxweyneeyaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa markii ay gaareen magaalada Kismaayo kadib waxa ay la hadleen warbaahinta, ayagoo ka  mahadceliyay soo dhaweynta, waxa ay sidoo kale ka warbixiyeen shirka ka furmi doona magaalada Kismaayo.

Halkan ka daawo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo kan dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Max'ed Cabdi Waare. Halkan Hoose ka daawo Khudbadda Madaxweynaha Hirshabeelle


Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.