4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Oct 21, 2017
War ka soo baxay gollaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada

 

Sabti, October, 21, 2017 (HOL) -- War murtiyeed ayaa ka soo baxay golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ku mideysan shanta Madaxweyne dowlad goboleed, waxaana looga hadlay xaalada guud ee dalka iyo qodobo kale.

Warka ka soo baxay madaxda dowlad gobolleedyada oo ka kooban 8 qodob ayaa ugu horeyn looga tacsiyadeeyay umadda Soomaaliyed qaraxii ay dadka badan ku dhinteen 14-kii bishan, sidoo kale waxaa mahad celin loogu jeediyay umadda Soomaaliyeed, hey’adaha iyo dalalka ka qeyb qaatay gurmadka qaran ee loo fidinayo dadka ku waxyeeloobay qaraxaas.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
[email protected]