4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Oct 21, 2017
Cali Khaliif Galery oo eedeyn culus u jeediyay Puntland [Daawo Muuqaalkan]

 

Sabti, October, 21, 2017 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Khatumo State Prof Cali Khaliif Galeyr oo maalintii shalay heshiis kula saxiixday magaaalada Burco madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo ayaa eedeyn kulul u jeediyay maamulka Puntland oo sida uu hadalka u dhigay sheegay in ay duulaan ku yihiin deegaannada Khatumo.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in la furo dastuurka Soomaaliland, islamarkaana ciidamada Khatumo lagu daro Soomaaliland.

Daawo Muuqaalkan :

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]