4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Oct 19, 2017
Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Balcad

Khamiis, October,  19, 2017 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii degmada Balcad Cusmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole), oo dhawaan xilkaa loo magacaabay

Madaxweyne Waare u magacaabay xilka guddoomiyaha degmada Balcad Khaasim Cali Nuur oo horay u soo noqday Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaankii 9aad.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]