4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Nov 2 , 2017
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay baarlamaanka oo war ka soo saaray xaalada dalka

 

Khamiis, November, 02, 2017 (HOL) – Odayaasha 135-ta ah ee soo xulay xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay ku taageereen qorshaha dowladda ee xasilinta dalka.

Odayaasha ayaa dhinaca kale si gaar ah u soo qaatay dhacdooyinkii 14-ka iyo 28-ka bishii la soo dhaafay ee October ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad badan ku dhinteen.

Akhriso :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
[email protected]