4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Nov 10, 2017
Puntland oo war ka soo saartay doorashada ka dhaceysa Soomaaliland

 

Jimco, November, 10, 2017 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa mar kale uga digay Soomaaliland doorasho ka dhacda gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, sida lagu sheegay qoraal ay soo saareen gollaha wasiirada Puntland oo ku shiray magaalada Garoowe.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu soo qaaday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Siyaasada iyo Shirkii Muqdisho.

Aqriso qoraalka ka soo baxay gollaha wasiirada Puntland :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
[email protected]