4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Nov 1 , 2017
Gabar Soomaaliyeed oo meydkeedii laga helay magaalada Brisbane ee dalka Australia (Dhageyso)

Booliska waddanka Australia ayaa baaritaan kaddib helay oo aqoonsaday maydka gabar Soomaaliyeed oo aheyd kalkaaliso caafimaad taas oo tan iyo Sabtidii ay qoyskeeda la'aayeen

Gabadhan oo ka shaqeynaysay isbitaal ku yaal magaalada Brisbane ayey boolisku sheegeen inay baarayaan maydkeeda.

 

Xigasho: BBC Somali