4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 8 , 2017
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo Qarax ku dhaawacmay

Arbaco, Maarso, 08, 2017 (HOL) –Xildhibaan Cabdulqaadir Cali Faarax, ayaa dhaawac uu ka soo gaaray Qarax loogu xiray gaarigiisa, sida goob-joogayaal ay sheegeen.

Qaraxa waxaa uu ka dhacay agagaarka xero daraawiisheed ee magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyada Qaraxa.

Ciidamadda maamulka Puntland ayaa howlgallo, ballaaran ka wada goobta uu qaraxa ka dhacay.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Hassan Istiila
[email protected]