4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 5 , 2017
TV-gga Universal oo laga joojiyay in uu ka howlgallo deegaannada Puntland

Axad, Maarso, 05, 2017 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland, ayaa lagu sheegay in shaqadii Tv-gga Universal ee deeganadda Puntland la joojiyay.

Maamulka Puntlnad, ayaa ku eedeyay TV-gga in uu iska horkeenayo maamulka iyo shacabka.

Ma jirto, war kasoo baxay masuuliyiinta TV-gga. 

Halkaan ka aqriso, warsaxaafadeedka.


Hassan Istiila