4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Jan 30, 2017
Guddiga anshaxa doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay

 

Isniin, Janaayo, 30, 2017 (HOL) – War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gollaha shacabka Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa lagu magacaabay gudiga anshaxa doorashada madaxweynaha ee dhawaan lagu waddo in ay dhacdo.

Gudiga oo ka kooban ilaa 9 xubnood ayaa laga soo kala xullay qeybaha bulshada iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed, kamana mid ah gollaha shacabka [Baarlamaanka Soomaliya]

Ilaa 24 musharax ayaa si buuxda isku diiwaangalisay in ay ka qeybgallaan doorashada madaxweynaha oo  la filayo in ay dhacdo 8 bisha Feberaayo oo ay ina xigaan maalmo kooban

Hadaba Akhriso magacyada guddiga :

 

 C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]