Arbaco, Janaayo, 11. 2017 (HOL) – Madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Max'ed Islaam ayaa hambalyo u diray gudoomiyaha la doortay ee baarlamanka dalka Mudane Max'ed Sheekh Cismaan Jawaari kaa oo xilkaasi heyn doona afarta sano ee soo socota.
Madaxweeynaha ayaa sheegay in uu soo dhaweeynayo xilka loo magacaabay Jawaari isagoo xusay in uu yahay nin howshaasi aqoon iyo karti u leh, wuxuuna intaa ku daray in doorashada maanta dhacday ay tahay mid taariikhi ah, oo muujineeysa horumarka iyo xasiloonida uu dalka ku tallaabsaday.
Wuxuu sidoo kale hambalyo u diray musharixiintii kale ee tartanka looga guuleystay, isagoo sheegay in ay muujiyeen karti iyo dadaal.
Halkan ka daawo khudbadda Madaxweeynaha oo dhameystiran:
Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.
DAAWO: Madaxweeynaha Jubaland oo u hambalyeeyay Jawaari
More News
- Qof ku dhintay bam lagu weeraray goob maqaayad ah magaalada Beledweyne
- Shan ruux oo ku dhimatay dagaal galabta ka dhacay degmada Caabud-waaq ee gobolka Galguduud
- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo mashaariic kormeeray
- Diblomaasiyiin Imaaraadka ka tirsan oo lagu dilay dalka Afghansitan
- Madaxweyne Cosoble oo hambalyo u diray guddoomiyaha baarlmaanka Prof Jawaari
- Jamaacada Banaadir oo soo dhaweysay aqoonyahan Manaar oo deeq waxbarasho siisay gabar danyar ah
- C/kariin Xusseen Guulleed oo gaaray magaalada Cadaado & dibadbax looga soo horjeedo oo dhacay
- Golaha Qurba-joogta Puntland oo Madaxweyne Gaas ku Dhaliilay Hogaan xumo
- Prof Max'ed Cismaan Jawaari oo ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya
- Doorashadii guddoonka baarlamaanka oo bilaabatay iyo xildhibaannada oo codeynaya
- Madaxweynaha dalka Uganda oo dalacsiiyay wiilkiisa
- Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo ka digay in madaxweynaha Galmudug uu banneysto dhiigooda
- Daawo Sawirada diyaargaroowga doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya
- Obama oo gobolkiisa ka jeediyay khudbadii ugu dambeysay inta uusan xilka wareejin
- C/Kariim Xuseen Guuleed oo sheegay inaan loo dulqaadan karin dadka dhibka ka wada Galmudug
- Wakiilada beesha caalamka oo goob joog ka ahaanaya doorashada guddoonka baarlamaanka
- Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiye u magacaabay gobolka Galguduud
- Amniga oo aad loo adkeeyay iyo jidadka muhiimka ah ee magaaalada Muqdisho oo xiran