Kursiga hore ayaa waxaa ku soo baxay oo ku guuleystay Bilaal Idiris C/llaahi halka kursiga labaad uu ku guuleystay Saciid Cabdi Xusseen.
Doorashada maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xubnaha aqalka sare ka dhageysa 54 xubnood, waxaana halkaa ku soo idlaanaya doorashadii xildhibaannada aqalka ee Soomaaliya.
Maalinta Beri ah ayaa la filayaa in 329 Mudane oo kala ah 275 Golaha Shacabka ah iyo 54 Aqalka Sare ah ay doortaan Madaxweyne Cusub,waxaana Musharaxiinta illaa hadda u taagan Xilka Madaxweynaha ay gaarayaan 22 Musharrax.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
