Talaado, Feberaayo, 14, 2017 (HOL) –Kulanan uu madaxweyenaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo la qaatay Maareeyaha guud ee hay’adda duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya Capt. Cabdi Waaxid Cumar Sheekh Axmed ayaa ahaa mid looga wada hadlayay xaaladda maamulka hawada Soomaaliya iyo shaqaalaha ka howlgala.