4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Dec 6 , 2017
Akhriso : Qodobada ay ku heshiiyeen Galmudug iyo Ahlu Sunna

 

Arbaco, December, 06, 2017 (HOL) – Heshiiskan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah ayaa waxaa u saxiixay labada dhinac madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf halka dhinaca Ahlu Sunna uu u saxiixay hogaamiyahooda Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan.

Qodobka ugu muhiimsan ee heshiiska ayaa ah in hogaamiyaha maamulka Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir  uu noqonayo madaxa golaha xukuumadda ama Wasiirka Koowaad ee Galmudug oo ah xil ku cusub guud ahaanba qaab dhismeedka maamul gobolleedyada.

Akhriso qodobada lagu heshiiyay :

   

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
[email protected]