4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Dec 5 , 2017
DAAWO: War murtiyeedka Shirkii Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay


Talaado, December. 05, 2017 (HOL) –Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu soo gabagabeeyay shirka madasha iskaashiga Soomaaliya, kaa oo ay ka qeybgaleen, madaxda dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo xubno ka socday beesha Caalamka.

Hadaba halkan hoose ka daawo qodobada kasoo baxay shirkaasi oo uu warbaahinta u aqriyay wasiirka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Shirka jaraa’id)

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.