4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Apr 9 , 2017
Ganasatada gobolka Banaadir oo ka soo horjeesatay hogaanka rugta ganacsiga

Axad, April, 09, 2017 (HOL) - War qoraal ah oo ay soo saareen gudiga ganacsatada gobolka Banaadir ayaa siweyn looga soo horjeestay guddoonka rugta ganacsiga Soomaaliyeed ee dhawan la doortay, iyaga oo cabasho arintaa ka dhan ah u gudbiyay mas’uuliyiinta dowladda.

Qoraalkooda ayeey ku sheegeen in wax kalsooni ah aysan ku qabin hogaanka sare ee rugta ganacsiga dowladdana looga baahan yahay in ay faragalin toos ah ku sameyso wax ka qabashada khilaafka ka dhax taagan ganacsatada iyo hogaanka sare ee rugta ganacsiga.

Akhriso Qoraalka :