4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 6 , 2017
Thabit oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Khamiis, April, 06, 2017 (HOL) –Mudane Thabit oo ka mid ahaa shaqaalaha Safaaradda Soomaalidda ee Dalka Mareykanka, ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banadir.

Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Dowladda Maxamed Cabduullahi Farmaajo, ayaa wada magacaabida xilal cusub.

Laba xil ayaa maanta la magacaabay, waxaana ay kala yihiin.

1 Xildhibaan Cabdullahi Sanbaloolshe ayaa loo magacaabay taliyaha hey’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaalyeed ee NISA.

2 Mudane Thabit oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banadir.

Taariikhda Thabit iyo Sanbaloosha waan idin soo gudbineynaa:

Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu,Somalia