Arbaco, April, 05, 2017 (HOL) –Qarax xoogan ayaa caawa laga maqlay nawaaxiga isgooyks KM-4 ee magaalladda Muqdishu, sida dadka deegaanka ay sheegeen.
Goobta qaraxa laga maqlay ayaa waxaa ku taalla Safaaradii hore ee Turkiga.
Qaraxa waxa loo maleynayaa Miino dhulka lagu aasay.
Wixii kusoo kordha halkaan kala soco:
Hassan Istiila[email protected]Mogadishu,Somalia