Arbaco, April, 26, 2017 (HOL) – Madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam ayaa xariga ka jaray garoonka kubadda cagta magaalada Kismaayo oo ay soo idlaadeen howlo dib u dayactir ah oo lagu sameeynayay mudooyinkii u danbeeyay.
Garoonka ayaa la dhigay cawska macmalka ah ee la dhigo garoomada, ayadoo sidoo kale dayactir lagu sameeyo qeybo badan oo kamid ah garoonka.
Kooxda xulka kubadda cagta Jubaland iyo kooxda Koban oo heysa horyaalka kooxaha heerka 1-aad ee magaalada Kismaayo ayaa wada dheelay cayaartii furitaanka, waxayna guusha 3-0 ku raacday kooxda xulka Jubaland.
Madaxweeynaha Jubaland ayaa dhawaan ballan qaaday in ay uu dhisi doono qeybaha ka harsan garoonka, sida qeybo hor leh oo ay fariistaan taageerayaasha oo uu xusay in uu dhisi doono.
Halkan ka daawo munaasbaddii furitaanka garoonka.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.
DAAWO: Garoonka kubadda cagta magaalada Kismaayo oo loo dhisay hab casri ah
More News
- Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan
- Mas’uul Faransiis ah oo lagu ganaaxay hadal uu muslimiinta ka sheegay
- Iska horimaad khasaare dhimasho geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
- DAAWO VIDEO KA HADLAYA CARUUR SOOMAALIYA OO LAGA HELAY CUDURKA JADEECADA MINNESOTA
- Maareeyaha hay’adda Saadaasha iyo duulista hawada oo la magacaabay
- Dibadbaxyo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah deegaannada uu ka arimiyo maamulka Hirshabeelle
- Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay Gobolka Gedo
- Baydhabo : Xasaaska Al-shabaab oo lagu wargaliyay in ay is diiwangliyaan
- Dowladda Imaaraadka oo Markab sida gar-gaar usoo dirtay dekadda Berbera
- Dowladda Chine oo wax ka qabashada abaarta Soomaaliya ku deeqday lacag $ 10 milyan oo doolar
- La taliyaha amniga Qaranka ee DF Soomaaliya oo sheegay in si qaldan loo fasiray qorshaha dhismaha ciidamada
- Al Shabaab iyo ciidamada Ethiopia oo ku dagaalamay Gobolka Hiiraan
- Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug oo u yeeray Musharraxiinta Madaxweyne
- 500 oo qof oo u dhintay cudurrada daacuunka ee ka dhashay abaaraha ka jira Soomaaliya
- Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Saddex fuusto oo Qaraxyo ay ku jireen