SAWIRRO: Shir jaraa’id oo looga Hadlay DIL Gobolka Minnesota ka dhacay Sabtidii lasoo Dhaafay
Talaado, September
20, 2016 (HOL) — Kaddib markii habeenkii Sabtidii uu Wiil
Soomaali ah oo aysan Hay'adaha Nabadgalyada ee Minnesota aysan magaciisa
shaacinin hasayeeshee Soomaalida St Cloud ay ku sheegeen Daahir Aadan uu fal
Mindiyeena ku dhaawacay sagaal qof meel laga Dukaamaysto laguna Magaacabo
CrossRoads Center ,Dhacdadaa kadib ayaa madaxda Gobolka iyo tan magaaladda St
Cloud ay wada qabteenwaxaana shirkaa jaraaid oo ay ku sugnaayeen guddoomiyaha gobolka Minnesota Mark Dayton,
Duqa Magaalada St Cloud Dave Kleis ,Taliyaha Booliiska ee Magaaladaa Chief Blair Anderson iyo xubno kale oo dagan
magaaladaa.
Dowladda iyo laamaha amniga
ee magaalada St. Cloud waxay sheegeen in wali wuu socdo baaritaano , Inkastoo
Ururka ISIS wuu ku sheegtay baraha bulshada inuu ka tirsanaa ninka dhibta
gaystay ururkooda,mana jiraan wax xaqiijin kara warkaa.
Mas’uulka ugu sareeya
Gobolkaan Marka Dayton oo shirka jaraaid ka hadlay ayaa sheegay in uu taleefoon
wuu ka halay madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, uuna madaxweynuhu u fidiyay
taageero ballaaran oo dhinac kasta ah. Sidoo kale waxa uu xusay in madaxweynuhu
uu aad ugu bogay geesinada uu muujiyay askarigii dharcadka ahaa ee toogtay
wiilkii weerarka ka geystay.
Soomaalida Dagan magaalada
ayaa qabtay kulamo kala duwan oo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin
arintaan Tooxow Siyaad oo ka mida ganacsatada magaaladaa iyo horjoogayaasha
bulshada ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin waxii dhacay , dadkuna is
tajiyaan loona baahan yahay in hawsha loo daayo baaritaanada ay wadaan laamaha
amniga , waxaa hadlay madaxda magaalada waxayna sheegeen in arintaan aysan wax
ku lahayn fal argagaxiso mana jirto wax cad mahayno ,waxuuna u sheegay dadka
magaaladaa inaysan ka hadal wax aynan ogeen. Sidoo kale, waxaa iyaduna
qoraal ka soo saartay arintaan Duqa magaaladda Minneapolis Haweenayda Bets
Hadges waxayna barteeda facebooga ku
daabacday qoraalkan ay ku muujinayso dareenkeeda waxayna daabacday qoraalkan
hoos ku qoran.
Love is bigger than hate. It's
horrifying to imagine the attack in St. Cloud last night. I am praying for the
victims and their families, and am grateful that it was not worse. I am also
grateful for our first responders, who once again put their own safety aside in
an uncertain and dangerous situation in order to keep others safe. And my
thoughts are with Mayor Dave Kleis and the entire city of St. Cloud as they
work through this very hard time.
At this difficult moment, I
also urge every Minneapolitan and every Minnesotan to support and stand firmly
with our Muslim, East African, and Somali friends and neighbors. A horrible,
violent attack like this should never be exploited to attack a whole community
and a whole religion. Yet we have seen Islamophobia rear its ugly head in
terrible moments like this far too many times — *and* at a moment when one
person in particular is playing to fear and hatred of immigrants on a national
scale, I fully understand the worry of the Somali community here that it will
happen again.
From the first moments after
this terrible event, the Somali community of Minnesota came together to decry
this horrible act. We all get to come together to reject hate in all of its
forms. We must not and will not allow hate to divide us. We are stronger
together.
As Mayor, I know in my bones
how much richer and stronger we are as a city and a people because the Somali
community has chosen to make Minneapolis its home. I am grateful for that fact
every day. As we pray for the victims
and give thanks for our first responders, let's also hold our hold our Muslim
neighbors in our hearts.
Siyad Said Salah, Hiiraan
Online
E-mail: [email protected]
Minneapols MN, Mareykanka