4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Oct 2 , 2016
Isbahaysiga xisbiyada siyaasada oo ka hadlay dib u dhigidda Doorashooyinka Sannadkan dhacaya
Axad, Oktoobar 02, 2016 (HOL) — Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadeed ee Somalia, ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho kazoo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadleen xaaladda dalka iyo dib u dhigidda Doorashooyinka sannadkan 2016-ka dhacaya.

Haddaba, AKHRISO War-saxaafadeedka Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasaddu ay soo saareen;Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya