Xildhibaan Max'ed Xassan Ibraahim Qoono oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas ka soo barakacay abaarta
Sabti, December, 03, 2016 (HOL) -- Xildhibaan Max'ed Xassan Ibraahim Qoono oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka cusub ee mar kale la soo doortay, raashin ugu deeqay dad ay soo barakicisay abaarta ku dhufatay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.
Duqa degmada Beledweyne Cumar Aadan Ibraahim Deeqoow oo wakiil uga xildhibaanka qeybinta deeqdan raashinka ah ayaa sheegay in tiro ka badan 400 oo qoys oo ka mid ah dadkii ka barakacay abaarta ku dhuftay deegaanno ka tirsan gobollada dhexe ee dalka, gaar ahaan gobolka Galguduud iyo qeybo ka mid ah Mudug la gaarsiiyay raashinkan gargaarka ah.
Dadka gargaarka loo qeybiyay ayaa ku sugan deegaannada miyiga fog ee gobolka Hiiraan, halkaa oo ay ku booqdeen mas'uuliyiin ka tirsan maamulka heer degmo, kuwaa oo marka laga soo tago raashinka la gaarsiiyay qoysaska tabaaleysan dhinaca kale u kuurgalayay xaalada dadka soo barakacay.
''Xildhibaanka isaga oo ka jawaabaya daruufaha nolaleed ee la soo darsay dadkan abaarta ku dhufatay, waxaa uu ku deeqay raashin aan u qeybinay tiro ka badan 400 oo qoys oo ka mid ah dadkii ugu sii liitay barakacayaasha abaarta ka soo hayaamay'' ayuu yiri duqa degmada Beledweyne Cumar Baadiyoow.
Mas'uuliyiinta maamulka ayaa ka mahad celiyay deeqdan raashinka ah ee ka timid xildhibaan Max'ed Xassan Ibraahim Qoono oo noqonaya xildhibaankii ugu horeeyay gargaar la soo gaara dadka ku dhibaateysan deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ee ka soo barakacay abaarta.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya
Sabti, December 03, 2016 (HOL) — Abshir Bukhaari oo ahaa Senetor-kii u horreeyay ee loo doorto Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Xafiis uu Bulshada ugu Adeegayo ka furtay degmada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug.
Sabti, Diseembar 03, 2016 (HOL)-Hoggaamiyeyaasha qaarada Afrika ayaa looga digay dhurashada shisheeyuhu ku hayo kheyraatka Afrika.
Sabti, December, 03, 2016 (HOL) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay hadal maalintii shalay ka soo yeeray ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke oo sheegay in dalku u baahan yahay isbadal dhinaca hogaanka ah.
Sabti, December 03, 2016 (HOL) — Dagaal u dhexeeya Ciidanka Puntland iyo Xoogagga ka tirsan Ururka Daacish, ayaa maanta ka dhacay Deegaan 53-km u jira Degmada Qandala ee Gobolka Bari oo lagu Magacaabo Basaasi, Dagaalkaas oo khasaare ay ka dhasheen, sida uu sheegay Guddoomiyaha Gobolka Bari ee Puntland, Yuusuf Maxamed Wacays [Dhedo].
Sabti, December 03, 2016 (HOL) — Dowladda Shiinaha ayaa ka Carootay Wada-hadallo dhanka Taleefoonka ah oo madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump uu la yeeshay madaxweynaha Taiwan.
Sabti, December 03, 2016 (HOL) — Liibaan Aadam iyo Khaalid Maxamed, waa 23-jiro ku koray Waddanka Maraykanka, Waxayna dagan yihiin Koonfurta Magaalada Minneapolis; iyagoo billaabay inay iska-kaashadaan sidii at dhaqaale ugu ururin lahaayeen Dadka ay ku yeesheen saameynt Abaaraha ka jira Soomaaliya.
Sabti, December 03, 2016 (HOL) — Odayaal iyo Waxgarad Degmada Cadaado ku kulmay ayaa si adag uga hor yimid doorasho maalintii shalay ka dhacday Degmada Cadaado oo ay ku tilmaameen in ay aheyd doorasho been abuur ah oo la musuq-maasuqay.
Sabti. December, 03, 2016 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ah [Drone] ku soo dhacday deegaan ka tirsan gobolka Sh/hoose, sidda ay warbaahinta u sheegeen goob joogayaal ah.
Sabti, Diseembar 03, 2016 (HOL)-Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland, ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro, ayaa sheegay in loo diiday inuu saldhiga dhexe ee Hargeysa ku booqdo sarkaal ka tirsan xisbigoodda oo xidhan.
Sabti, December, 03, 2016 (HOL) - Ra'iisal wasaaraha dalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke ee waqtigu ka dhamaaday ayaa sheegay in xiligan loo baahan yahay isbadal ku dhaca dhinaca hogaanka dalka, mar uu Kismaayo kula hadlayay xubnaha labada aqal ee dhawaan la doortay.
Sabti, December, 03, 2016 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay ciidammo ka tirsan Puntland weerar ku qaadeen saldhiga dhexe maamul gobolleedka Galmudug ee ku yaalla koonfurta galbeed ee magaalada Gaalkacyo.
Sabti, Diseembar 03, 2016 (HOL)-Xiriiriyaha Arimaha Gargaarka ee Soomaaliya, Peter de Clercq ayaa ku baaqay in la dardar galiyo cawimaada baniaadminimo ee dalka Soomaaliya loogu tala galay.
Sabti, December, 03, 2016 (HOL) -- Rag hubeysan ayaa xalay toogasho ku dillay labo wiil oo Soomaali ah xaafadda lagu magacaabo Rinkeby ee magaalada Stockholm ee dalka Sweden.
Sabti, Diseembar 03, 2016 (HOL)-Magaalada Columbus Ohio ayaa waxaa lagu aasay meydka C/Rizaaq Cali Cartan.
Sabti, December, 03, 2016 (HOL) - Gudiga doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa sheegay in doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxweynaha dhici doonaan ka hor sanadka 2017, taasoo macnaheedu yahay bishan December la qabanayo doorashooyinkaas.
Somali News
12/3/2016 3:19 PM EST
COLUMBUS, OHIO — Friday’s sermon at the largest Somali-run mosque in Columbus, Ohio, has focused on online extremism, radicalization and the relationship between Somali parents and their children in response to the recent Ohio State University attacks.
12/3/2016 3:14 PM EST
Somali regional forces in Puntland have clashed with pro-Islamic State militants in the country's northeast in the first-ever military confrontation between security forces and pro-Islamic State fighters.
12/3/2016 3:10 PM EST
SHARIFA Abiikar never planned to open a cafe.
12/3/2016 3:04 PM EST
MOGADISHU, Dec. 3 (Xinhua) -- Some 38 aid agencies have said that at least five million Somalis are facing acute food security crisis due to poor rains in the Horn of Africa nation.
12/3/2016 9:12 AM EST
At around 9:30 pm last night unidentified gunmen brandishing with automatic guns killed two Somali young men at Rinkeby neighborhood of Stockholm, Sweden.
12/3/2016 6:47 AM EST
A diplomatic row erupted on Saturday after US President-Elect Donald Trump spoke by phone with President Tsai Ing-wen of Taiwan, prompting an official complaint from China’s foreign ministry.
12/3/2016 6:35 AM EST
A prominent Ethiopian opposition leader has been incarcerated for "violating the provisions of the state of emergency” and the matter will be “handled accordingly,” a government official said Friday.
12/3/2016 3:29 AM EST
Better education and vocational training are not enough to steer young people in Somalia away from radical and violent groups such as al-Shabab. Instead they must be combined with opportunities to take part in community and civic projects in order to reduce violence, a new report has found.
12/3/2016 3:16 AM EST
What can the success of counter-piracy operations in the Indian Ocean tell us about military cooperation more generally? Counter-piracy was the quintessential example of what cooperative sea power could accomplish, and the success of operations off Somalia helped drive the thinking of many American sea power theorists.
12/3/2016 3:06 AM EST
The Somali-born student who hurt nearly a dozen people in a car-and-knife attack at Ohio State University before a police officer shot and killed him has been buried.
12/3/2016 1:36 AM EST
Manila (AFP) - Philippine leader Rodrigo Duterte said Saturday that President-elect Donald Trump told him Manila was conducting its deadly drug war "the right way", in stark contrast to the criticism he has received from the current White House.
12/3/2016 1:25 AM EST
An 18-year-old Muslim woman says she was approached by three men — who are believed to be have been drunk — while waiting for the uptown 6 train at 23rd Street in Manhattan at 10 p.m. on Thursday night.
12/3/2016 1:07 AM EST
African leaders have been challenged to speak up more against the exploitation of the continent’s natural resources and unfair trade practices.
12/3/2016 12:51 AM EST
A court in northern Thailand has invoked a special measure to protect a 16-year-old Somali refugee, in a "milestone" ruling for a country where refugees, including children, face constant risk of detention and prosecution.
12/3/2016 12:40 AM EST
The United Nations Humanitarian Coordinator for Somalia, Peter de Clercq, appealed today for an urgent scale-up in humanitarian assistance, with relief agencies already overstretched as the country faces severe drought conditions, including food and water shortages.
12/3/2016 12:37 AM EST
Kenyan police are set to launch disarmament exercise in its northeast region in a bid to recover illegal weapons and enhance security in the restive region which borders Somalia and Ethiopia.