Arbaco, September 07, 2016 (HOL) —
Guddoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed] oo Maanta Dib ugu laabtay Magaalada Beledweyne, ayaa kasoo hor-jeestay shirka maamul u
sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh. Dhexe, isagoo dhinaca kale fariin u dirray
DF iyo urur gobolleedka IGAD.
Dhinaca kalena, Guddoomiyaha
Gobolka Hiiraan oo soo hadal qaaday arrinta la xiriirta soo xulista Xildhibaannada Aqalka Sare, ayaa xusay in maamul iyo bulsho intaba uga danbeyn doonaan sida hadalka uu u dhigay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
Beledweyne, Soomaaliya