4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Sept 21, 2016
Guddiga Hirgelinta Doorashooyika oo soo Saaray Maanta War-saxaafadeed: Halkan ka AKHRISO
Arbaco, September 21, 2016 (HOL) — Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya, ayaa soo saaray maanta War-saxaafadeed ay kaga Hadlayaan Doorashooyinka Dalka ka dhacaya sannadkan dhammaadkiisa, iyagoo sheegay inay doorashada sannadkaan dhacaysa ay ka duwan tahay dhammaant doorashooyinkii horay uga dhacay Soomaaliya.

Haddaba, AKHRISO; War-saxaafadeedka ay Guddiga Doorashooyinku soo Saareen;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya