Sidoo kale, Jen. Goobaanle uu u dhintay dhaawac soo gaaray, iyadoo dhaawacyadii ka dhashay weerarkan la dhigay Isbitaallada Muqdisho qaarkood, iyadoo taliyahaan uu ka hawl-galayay sannadihii dambe Gobolka Shabeellada Hoose.
Ugu dambeyn, Ma jiro cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, waxaase Qaraxadan oo kale sheegata Al-shabaab, iyadoo mas’uuliyiinta ciidanka xoogga Dalka Somalia aysan weli ka hadlin weerarka lagu dilay sarkaalkan.
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online [email protected] Muqdisho, Soomaaliya