Akhriso; Bayaankii kasoo baxay
shirkii Beesha Caalamka iyo Xubnaha Isbahaysiga;
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya
Beesha Caalamka iyo Isbahaysiga Is-bedel-sameynta Soomaaliyeed oo ku kulmay Muqdisho (SAWIRRO)
Isniin, September 12, 2016 (HOL) —
Isbahaysiga Isbedel-sameynta Soomaaliyeed [Coalition for Change] oo ka
kooban Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka murashaxiinta madaxweyne, xildhibaano
iyo siyaasiyiin ayaa markii uu u soo dhamaaday kulan laba casho u socday, waxay maanta Muqdisho kula kulmeen Wakiilada Beesha Caalamka sida; Safiiradda
Ingiriiska, Talyaaniga, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika iyo ku-xigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya.
More News
- SAWIRO: Magaalooyinka Tromsø Dalka Norway & Atlanta, Georgia ee Mareykanka oo laga Ciiday
- Daawo: Warbixin Sida maanta looga Ciiday magaalada Melbourne, Ausralia
- SAWIRRO: Sida Shacabka Muqdisho ay Maanta ugu Ciideen Xaafadda Daaru-salaam, Muqdisho
- DAAWO SAWIRADA: Sida looga Ciiday Maanta Magaalada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan
- C/Qaadir Jaamac Barre: Waxaan ka danqaday xanuunka lixaadka leh ee gaaray karaamada ummada Soomaaliyeed
- Madaxweynaha Jubbaland oo Arrimo badan uga Hadlay Khudbadiisii Ciidda ee Maanta [DAAWO]
- SAWIRRO: Deegaannada Jubbaland oo Maanta si weyn loogu Dabaal-dagay Munaasabada Ciidda
- SAWIRRO: Gobollada Somaliland oo si weyn loogu Dabaal-dagay Maalinta 1-aad ee Ciida Carafo
- Magaalada Bosaaso oo si weyn looga Ciiday iyo xubno ka tirsan dowladda oo Shacabka la Tukaday (Sawirro)
- Diyaaradaha Droneska oo dusha kala socda xujeyda buurta Carrafo taagan
- DAAWO: Ururka KA-JOOG oo ku Guulaysatay Abaal-marinta CITY OF PEACE AWARDS (SAWIRRO)
- Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiaan oo laga oogay Maanta Salaadda Ciidul-Axda [SAWIRRO]
- Musharraxa Madaxweyne ee Wadanka Mareykanka HILLARY CLINTON oo ka dhacday Is-taagga
- Ciidul Adxa oo aad looga dabbaal dagayo Islii, Nairobi Kenya Maanta
- Mucaaradka Liibiya oo sheegay inay dagaal ku qabsadeen Dekedo laga Dhoofiyo Shidaalka Dalkaas
- Madaxweynaha oo boqollaal dad ah kula tukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka (SAWIRRO)





