4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Oct 9 , 2016
Guddiga Doorashada: Magacaabida Xubnaha aqalka sare waa in la waafajiyo Hanaanka Doorashada

Axad, Oktoobar 09, 2016 (HOL) — Guddiga Doorashada Dadban ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in maamullada dalka ka jira ay ku saleeyaan xubnaha ay u soo magacaabayaan Aqalka Sare ee Baarlamanka Hannaanka Doorashada Dadban ee Sannadkaan.

Haddaba, AKHRISO: Warsaxaafadeedka Guddiga Doorashada Heer Federaal;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya