Akhriso: Jubbaland oo ku dhawaaqday Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka

Axad, Oktober 09, 2016 (HOL)-Wareegto kasoo baxday madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam, ayaa lagu shaaciyay xubnaha u sharaxan golaha sare ee dowladda Soomaaliya.

Halkan ka aqriso Wareegtada;



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.