4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Oct 8 , 2016
AKHRISO: Maamul-Goboleedka Galmudug oo Shaaciyay magacyada xubnaha Aqalka Sare ee BF

Sabti, Oktoobar 08, 2016 (HOL) — Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa ku dhawaaqay Caawa magacyada Xubnaha ku meteli doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee la soo dhisayo, kuwaasoo tiradoodu tahay 19-xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar.

Maamulka Galmudug, ayaa noqonaya maamulkii labaad oo caawa ku dhawaaqa xubnaha ku metelaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana ka horreeyay maamulka Puntland oo isaguna ku dhawaaqay xubnihiisa Aqalka Sare.

Haddaba, AKHRISO; Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku Metelaya Galmudug;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya