4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Oct 8 , 2016
Daawo: Puntland oo shaacisay caawa magacyada xubnaha ku metelaya Aqalka Sare ee BF Somalia

Sabti, Oktoobar 08, 2016 (HOL) — Guddiga Doorashada Dadban ee Puntland, ayaa Goor-dhaw shaaciyay Xubnaha Maamulkooda ku Meteli doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhawaan la dhisayo.

Magacyada Xubnaha ay Puntland shaacisay caawa ayaa waxaa ku Jira; Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Faroole, Maxamed Siciid Xirsi [Moorgan] iyo Xubno kale oo siyaasiyiin iyo haween ah.

DAAWO: Puntland Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku meteli doona Puntland; Abaadir C/qaadir Cilmi, Hiiraan Online
E-mail:
[email protected]
Garoowe, Puntland - Soomaaliya