4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Oct 7 , 2016
Puntland oo War-muriyeed kasoo Saaray Duqeyntii Mareykanka iyo Dagaalkii Gaalkacyo: AKHRISO


Jimco, Oktoobar 07, 2016 (HOL) — Maamulka Puntland, ayaa maanta kasoo Saaray War-murtiyeed Duqeyntii ay Diyaaradaha Dagaalka Mareykanku bishii hore ka geysteen Bariga Magaalada Gaalkacyo iyo Dagalaladii maanta ka Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

AKHRISO; Bayaanka Puntland ee Duqeyntii Mareykanka iyo Dagaalkii Gaalkacyo;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya