4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Oct 6 , 2016
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku Nool Australia oo Cambaareeyay Duqeyntii Gobolka Mudug: Video

Khamiis, Oktoobar 06, 2016 (HOL) — Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Melbourne ee dalka Australia ku nool ayaa cambaareeyay weerarkii lagu dilay shacabka iyo askarta ee Mareykanku uu dhawaan ka fuliyay deegaanka Jeexoow oo ku yaalla dulleedka Magaalada Gaaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Haddaba, DAAWO: Warbixin ku Saabsan Cambaareynta Weerarkii Gaalkacyo;

Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
[email protected]
Melbourne, Austalia