4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Oct 3 , 2016
Guddiga Doorashada oo Bayaan kasoo saaray Doorashada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe: AKHRISO


Isniin, Oktoobar 03, 2016 (HOL) — Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee dalka ka dhacaya sannadkan 2016-ka, ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadleen, doorshooyinka xildhibaannada ka imaanaya Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Haddaba, AKHRISO; War-saxaafadeedka Guddiga Doorashooyinku soo Saareen;


Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya