Ururka Daacish oo la wareegay Magaalo ka tirsan Puntland

/images/2016/Oct/

Sawirka Degmada Qandala ee Gobolka Bari.


Arbaco, Oktober 26, 2016 (HOL)-Dagaal-yahano ka tirsan ururka Daacish ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qandala ee gobolka Bari , iyadoo uusan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay degmada markii ay soo galayeen kooxdan.

Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamed Kuurshe oo la soo xiriiray warbaahinta gudaha ayaa sheegay in dagaal-yahanadan oo wata hubka noocyadiisa kala duwan ay si rasmi ah hadda gacanta ugu hayaan degmada Qanadala.

“Waxa ay soo galeen degmada saaka lixdii subaxnimo ,markii aan waraysan-nay dadka deegaanka iyo xubnaha golaha deegaanka waxa ay inoo sheegeen in dagaal-yahanadan ay gaarayaan ilaa iyo 50 dagaal-yahan “ ayuu yiri  gudoomiyaha oo ka warbixinayay arintan.

“Markii ay soo galeen degmada anteenadii bey jareen ,dadkii kuluumaysatada ahaana waa ay u diideen in ay badda aadaan, inkastoo markii danbe ay dib u fasaxeen , balse ilaa iyo hadda iyaga ayaa gacanta ku haya magaalada “ ayuu mar kale yiri Kuurshe.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in shacab badan oo degmada ku sugnaa ay qax bilaabeen ,iyaga oo adeegsanaya saxiimadaha kaluumaysiga ,waxaana uu xusay in saldhigyo ay ka samaysteen xaafado ka tirsan degmada Qandala.

“ Hadda meelo badan oo kamid ah degmada ayey ka taageen calanka Daacish ama ISIL , goobaha ay calankooda sureen waxaa kamid ah Saldhig-ga iyo waliba xarunta dowladda hoose “ ayuu xusay ,isaga oo tilmaamay in dhamaan-ba ay istaageen howlihii shaqo ee dowladda ee ka socday degmdaas.

Ugu danbayn ,hogaamiyaha kooxdan Cabdul-qaadir Mumin oo haysta dhalashada Ingriiska  ayaa dhawaan lagu daray liiska rag-ga uu Maraykanku raadinayo , waxaana in muddo ah isaga iyo koox uu hogaaminayo ay saldhigyo ku lahaayeen qaybo kamid ah gobolka Bari.

Hiiraan Online News Desk






Arbaco, Oktober, 26, 2016 (HOL) -- Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo goor dhaw shir jaraa'id ku qabtay magaalada Jowhar, ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Arbaco, Oktoobar 26, 2016 (HOL) — Xoogag ka tirsan Ururka DAACISH, ayaa Maanta la wareegtay gacan ku haynta deegaanka Qandala ee gobalka Bari, Taasoo Qiyaastii 75-KM u jirta Magaalada Bassaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland.

Arbaco, Oktoobar 26, 2016 (HOL) — Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Magaalada Garowe ee xarunta Puntland, ayaa war-fidiyeenka u akhriyay go’aanno dhowr ah oo ka so baxay guddiga ammaanka gobolka Nugaal, kuwaas oo uu ku sheegay inay ku xoojinayaan Wada-shaqeynta Xiriirka iyo Xog-is-dhaafsiga ka dhaxeeya Laamaha Amniga Gobalka Nugaal.

Arbaco, Oktober 26, 2016 (HOL)-Jaamacadda Bariga ayaa maanta heshiis isugu jiray is-afgarad iyo iskaashi la saxiixatay jaamacadda Kampala University ee dalka Uganda ka dib kulan maanta lagu qabtay xarunta East Africa ee magaalada Bosaaso.

Arbaco, Oktoobar 26, 2016 (HOL) — Xukuumadda Gambia, ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso Maxkamada Dambiyada Aduunka ee ICC oo xarunteedu tahay Magaalada Hague, iyadoo Dalka Gambia uu noqonayo waddankii saddexaad oo Afrikaaan ah oo ku dhawaaqa inuu ka baxayo Maxkamaddan.

Arbaco, Oktoobar 26, 2016 (HOL) — Ciidamada dalka Itoobiya ayaa saakay isaga baxay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, iyadoo markiibana ay la wareegeen xoogag Al-sabaab ka tirsan, sida ay sheegeen Madax Maamulka Koonfur-galbeed ka tirsan.

Arbaco, Oktober 26, 2016 (HOL)-Kulan looga hadlaayay Islam nacaybka kubadanaya dalkaan Maraykanka & gaarahaan dhacdadii magaaladda Kansas Garden City too aheyd in laamaha amniga gobolkaas ay qabteen 3 nin oo lagu eedeeyay inay qorsheenayeen inay qarxiyaan dhismo kakooban masjid iyo degaan isku dhex yaal oo ay leeyihiin Soomaalida magaaladaa, kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Voice of East African Women ayaa ahaa mid loogahadlay qadobo dhawra.

Arbaco, Oktober 26, 2016 (HOL)-Waaxda nabadsugidda Jubaland ee gobolka Gedo ayaa sheegtay in dowladda Kenya , gaar ahaan maamulka degmada Mandheera ay ku wargeliyeen xog ay heleen oo ku saabsanayd in kooxo ka tirsan Shabaab iska soo abaabuleen deegaano hoostaga degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.

Arbaco, Oktober 26, 2016 (HOL)-Waxaa Nairobi dalka Kenya lagu qabtay siminaar labo maalmood ahaa oo looga hadlaayay manhajka waxbarashada Soomaaliya ee dagaalka sokeeye kadib.

Arbaco, Oktober 26, 2016 (HOL)-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geelle oo ay la socdaan ku xigeenkiisa mudane Saalim Macow Xaaji iyo Xoghayaha 3aad Mudane Cabdullaahi Ibraahim Aadan ayaa garoonka militeriga ee Boqor Salmaan ee magaalada Riyadh ku soo dhoweeyey dadkii ku dhaawacmey qaraxyadii kala duwanaa ee waayahan dambe ka dhacay magaalada Muqdisho.

Somali News

10/26/2016 6:01 PM EST
Fighters aligned with the Islamic State militant group (ISIS) took control of a small town in Somalia’s semi-autonomous Puntland region Wednesday.

10/26/2016 1:28 PM EST
Relative calm has returned to Somalia's southwestern town of Afgooye after attack on a police station by Islamist militants that left nine people dead, an Africa Union official said on Wednesday.

10/26/2016 11:16 AM EST
Ethiopia has blamed a perceived lack of support from the international community for the withdrawal of troops from parts of Somalia. Earlier this month, Ethiopian soldiers abandoned areas of south-western Somalia, including the strategic town of Tiyeglow, where they were helping in the fight against terror group al-Shabaab.

10/26/2016 11:14 AM EST
Pro-Islamic State militants have seized their first big town in the Puntland region of Somalia, officials and residents told VOA.

10/26/2016 5:43 AM EST
This has not been an encouraging month in the fight against the Islamist group known as al-Shabaab. The group launched three deadly and successful attacks yesterday alone — in a town in Kenya, a mosque in the Somali capital of Mogadishu, and on an African Union military base in the country’s strategically important Hiran region.

10/26/2016 5:35 AM EST
Islamist militant group al Shabaab took control on Wednesday of a town in southern Somalia after African Union peacekeepers and government troops abandoned it, residents and the group said.

10/26/2016 5:13 AM EST
The White House on Tuesday condemned recent attacks by Al-Shabaab in Kenya and Somalia, and promised to work to “deliver a lasting defeat to terrorist groups that seek to undermine regional stability.”

10/26/2016 4:39 AM EST
Elections are always intense, starting from the campaign period to the balloting day, and so is Somalia’s indirect electoral process. The campaigns for various positions are underway in the capital Mogadishu and the various regional capitals. On the streets of Kismayo and Mogadishu, one will see large campaign billboards erected by some of these candidates.

10/26/2016 4:28 AM EST
Somali pirates have released 26 hostages held for nearly five years in terrible conditions. Three died during the ordeal. One of the survivors tells CNN of his desperate struggle.

10/26/2016 3:01 AM EST
Egypt condemned with "strongest terms" the recent deadly terrorist attacks on a police academy in Pakistan, a hotel in Kenya and African Union (AU) peacekeepers in Somalia, the Egyptian Foreign Ministry said on Tuesday.

10/26/2016 2:34 AM EST
Two of the 12 people killed on Tuesday in a dawn attack by Somalia-based al-Shabaab terrorists on a Mandera hotel were a man and his nephew from Nyeri.

10/26/2016 2:24 AM EST
Minnesota’s largest Somali nonprofits are teaming up to present a unified lobbying front to the state this winter. In recent months, the leaders of eight Somali community groups joined forces ......

10/26/2016 2:22 AM EST
Two women who U.S. prosecutors say led an online group in raising money to support the Somali insurgent group al-Shabab were convicted by a federal judge Tuesday following a trial in U.S. District Court in Virginia.

10/26/2016 1:22 AM EST
Gambia has announced its withdrawal from the International Criminal Court, accusing the Hague-based tribunal of the "persecution and humiliation of people of colour, especially Africans".

10/26/2016 1:03 AM EST
A two-day European Union funded education curriculum workshop in NairobiKenya brought together Somali education authorities, education experts and international partners to review progress towards the implementation of the new curriculum framework and share best practices in a bid to accelerate the roll-out of the new curriculum across all Somali regions and States.
Click here