4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Oct 10, 2016
AKHRISO: Bulshada Rayidka ah oo ku baaqday in la simo Saami qaybisga kuuraasta Aqalka Sare


Isniin, Oktoobar 10, 2016 (HOL) — Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in la Simo Saami-qaybsiga Haweenka iyo Ragga ee kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka FS ee dhismihiisu socdo.

Haddaba, War-saxaafadeedkii Bulshada Rayidka ah ayaa Wuxuu u Qornaa Sidaan;


Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya