4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Oct 10, 2016
Isbahaysiga xisbiyada siyaasada oo soo saaray liiska xubnaha Kor-joogtada uga noqonaya doorashada

Isniin, Oktoobar 10, 2016 (HOL) — Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Dalka oo gacan ka helaya hay’ad la dagaalanta musuq-maasuqa ayaa Caawa soo saareen liiska Xubnaha Kor-joogtada uga Noqonaya Doorashooyinka Dadban ee dalka ka dhacaya.

Haddaba Liiskan Kormeerayaasha oo ka kooban 18-xubnood ayaa u Qoranaa Sidan;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya